Dhigan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)1. Wax la kaydiyey noqosho. 2. U dh.: wax, wax kale la qiima ah noqosho. Tus. “Macawistu waxay u dhigantaa shaalka”.
Dhigan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)1. Wax la qoray ahaansho. 2. U dh.: wax, wax la qiima ah ahaansho.
Dhigane*
1. Tiro warqado ah, dhan isaga xiran, garbad leh oo qoraal ku qoran yahay. 2. Tiro warqado ah, dhan isaga xiran, Garbad leh oo aan wax ku qorneyn.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhigan ↴
raadyoosonde | saaq | taano | abbaaye | abboowe | bandhigan | basle | beesad | beestayn | beni |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg