dhigdhiko
(m.dh)Qufac isdaba joog ah; riiraxyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhigdhiko ↴
dhigdhikoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Si isdaba joog ah u quficid; riiraxyood.
dhigdhikood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg dhigdhikoo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg