Site icon Qaamuus

ereyga

Dhigee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-geeyay, -gaysay)

1. Aqal miyi la dhisaayo dhigo u yeelid. 2. Rati la raraayo dhigo ka taagid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhigee

dhigayn | dhiigeyn | lool | meeraxeer |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version