Site icon Qaamuus

ereyga

Dhiib

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. (f.g) Wax la hayo qof kale gacanta u gelin. 2. (f.g) Lacag, mushaar, deyn iwm bixin. 3. (f.mg) Is dh.: cid isu gacan gelin. 4. (f.mg) U dh.: cid wax u dirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiib

ba | Judhiiba | aammin | adeeg | afdhuubyaale | ammaanaysii | ammaanayso | ammaano | ammaanso | arrimi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version