Dhiibi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Maro, harag iwm togid si jactadku uga ba'o.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiibi ↴
ammaanaysii | arrimi | dhiibid | dhiibin | dhiibis | dhiibis | dhiibitir | dhiibitiran | dhiibitirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg