Dhiibsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Maro, harag iwm wax la dhiibiyey noqosho.
Dhiibsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa,-nayd)Maro, harag iwm wax la dhiibiyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiibsan ↴
dhiibsamid | dhiibsanaan | dhiibsanaansho | dhiidhiibsan | dhiidhiibsanaan | dhiidhiibsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg