dhiidhi
(m.l)1. Caro qiiro leh oo cid fal xun loo geystay muujiso; xanaaq. 2. ld dhiidhiyid.
dhiidhi
(m.l)Ciid biyo qooyeen; dhiiqo.
dhiidhi
(m.dh)Dhoobo aad u qoyan.
dhiidhi
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)Cid fal xun loo geystay caro qiiro leh muujin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiidhi ↴
barijugley [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Nooc cayayaanka lix lugoodlaha ah ka mid ah oo leh madax ay ku dahaarantahay qolof adag oo kurtumo leh iyo qaar danbe oo buuran oo jilicsan; dhiidhiiyo, xaabley, xabgaal.
dhiidhiib [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Fadhi luguhu u fidsanyihiin fariisasho (qof).
dhiidhiibi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof fadhiya, luga fidin.
dhiidhiibid [m.f.dh]
eeg dhiidhiib.
dhiidhiibin [m.f.dh]
eeg dhiidhiibi.
dhiidhiibsad [m.l]
ld dhiidhiibsasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg