dhiidhiib
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)Fadhi luguhu u fidsanyihiin fariisasho (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiidhiib ↴
dhiidhiibi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof fadhiya, luga fidin.
dhiidhiibid [m.f.dh]
eeg dhiidhiib.
dhiidhiibin [m.f.dh]
eeg dhiidhiibi.
dhiidhiibsad [m.l]
ld dhiidhiibsasho.
dhiidhiibsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof isagoo fadhiya wax lugaha fidsaday ahaansho.
dhiidhiibsanaan [m.f.dh]
eeg dhiibdhiibsan. ld dhiidhiibsanaansho.
dhiidhiibsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhiidhiib- sanaan.
dhiidhiibsasho [m.f.dh]
eeg dhiibdhiibso. ld dhiidhiibsad, dhiidhiibsi.
dhiidhiibsi [m.l]
ld dhiidhiibsasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg