Site icon Qaamuus

ereyga

dhiidhiibi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Qof fadhiya, luga fidin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiidhiibi

dhiidhiibid [m.f.dh]
eeg dhiidhiib.

dhiidhiibin [m.f.dh]
eeg dhiidhiibi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version