Site icon Qaamuus

ereyga

Dhiidhiin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Kur ka samaysanta ciidda bacaddada.

Dhiidhiin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Maqal ari aad u bar yar oo dhalatay iyadoon bila-dhammaysan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiidhiin


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version