dhiidhiyid
(m.f.dh)eeg dhiidhi4. ld dhiidhi¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiidhiyid ↴
dhiidhi [m.l]
1. Caro qiiro leh oo cid fal xun loo geystay muujiso; xanaaq. 2. ld dhiidhiyid.
gadood [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Lo'gisi iwm weyrixid. 2. Dad badan, wax ay diiddanyihiin si adag uga dhiidhiyid. ld gedaad², gedood², gidaad².
kusho [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-shaday, -shatay)
Kul iyo caro iska dareemid; xanaaqid; dhiidhiyid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg