Dhiifoon
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Qof firfircoon oo dhega nugul ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiifoon ↴
dhiifoonaan | dhiifoonaansho | dhiifooni | fakayoon | firfircoon |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg