Dhiig-dhac
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:(daaw.) Xaalad caadadiska dhiigga halbowlayaashau si aan caadi ahayn hoos ugu dhaco Waxay dhacdaa marka biyo badan ay jirka ka baxaan sida: shuban, gubasho, matag ama dhiigbax badan dhaco.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiig-dhac ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
