Dhiigbax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dhiig badan oo oogada meel ka mid ah ka yimaada. 2. ld dhiigbixid.
Dhiigbax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)(daaw.) Dhiig badan ka yimaada xidid go'ay gudaha ama xagga sare ee jirka.
Dhiigbax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)(daaw.) Dhiig badan oogada meel ka mid ah ka imaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiigbax ↴
boog-calooleed | dhibiib | dhiigbax-maskaxeed | dhiigbixid | dhiig-dhac | qandho-tifow | xiiqdheer |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg