Site icon Qaamuus

ereyga

Dhiigkar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Cadaadiska dhiigga oo sarreeya. Cadaadiska dhiigga oo kor uga kaca cabirka caadiga ah da' khaas ah lagu yaqaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiigkar

dhiigbax-maskaxeed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version