Site icon Qaamuus

ereyga

Dhiiglaawe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-wayaal, m.l/dh)

Qof aan ka dhiidhiyin xumaanta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiiglaawe


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version