dhiigroor
(m.l)1. Dhiig ku guntama meel nabar ku dhacay. 2. ld dhiigroorid.
dhiigroor
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Meel nabar ku dhacay dhiig ku guntamid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiigroor ↴
dhiigroorid [m.f.dh]
eeg dhiigroor². ld dhiigroor¹ (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg