Site icon Qaamuus

ereyga

Dhiigtaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

(bot.) Geed gaab laan-laan u baxa, qodxo dhaadheer, ulaha laga goosto oo qodxihiisu kurtummo leeyihiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiigtaar


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version