Site icon Qaamuus

ereyga

Dhiigtag-yari

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Tagista dhiigga oo ka yaraada qayb ka mid ah jirka oo ay keento xididdada dhiigga geeya oo ciriirsama ama xirma. Dh.y.da wadnaha waxay keenta anjiina begtoris.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiigtag-yari


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version