Site icon Qaamuus

ereyga

dhiigyacab
(m.l) (-byo, m.dh)

Qof dadka laaya; dilaa. ld dhiigcab.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiigyacab

maalooti [m.l]
1. ld magallooti (3) Si daran wax u laaya (bahal ama geesi); aan biqin; dhiigyacab. 2. M. ah: qof waxmatara ah.

dhiigcab [m.l] (-byo, m.dh)
ld dhiigyacab.

dhiigyacabad [m.dh]
Naag dadka laysa.

dhiigyacabnimo [m.dh]
Dhiigyacab ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version