Site icon Qaamuus

ereyga

Dhiiji

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. (f.g) Ib, dalool iwm dareere ka keenid. 2. (f.mg) Ka dh.: jir nafley dhiig ka keenid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiiji

laaktays | xabeed | dhiijin | dhiijis | dhiiq | dhiiqsin | dibqallooc | farriiq | laba-iyo-tobanle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version