Site icon Qaamuus

ereyga

dhiillaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Cid dhiillo gashay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiillaysan

dhiillaysnaan [m.f.dh]
eeg dhiillaysan. ld dhiillaysnaansho.

didsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dhiillaysan ahaansho (xoolo, ugaar iwm). ld dudsan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version