dhiinso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Dhacaan yar, miro iwm ka tuuqsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiinso ↴
dhiinsasho [m.f.dh]
eeg dhiinso. ld dhiinsad, dhiinsi.
dhiinsoole [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Marada sariiraha lagu goglo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg