Site icon Qaamuus

ereyga

Dhiiq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xoolo la lisayo inta hal mar naaska ka soo baxda. 2. In yar oo dareere ah oo hal mar la dhiijiyo.

Dhiiq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Naas ibtiis caano ka imaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiiq

ibitiiliyam | ayodhiin | bebsiin | cadwoob | candhuuf | dhamooq | dheefsasho-saleed | dhiidhi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version