Site icon Qaamuus

ereyga

dhiirran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax aan cabsanayn ahaansho (nafley).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhiirran

dhiirranaan [m.f.dh]
eeg dhiirran. ld dhiirranaansho (2).

dhiirranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg dhiirranow. ld dhiirranaan.

dhiirranow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Wax dhiirran noqosho (nafley).

geesi [m.l] (-iyaal, m.l/dh)
Nin dhiirran oo aan cabsa.

geesiyad [m.dh] (-do, m.l)
Haweeney dhiirran oo aan cabsa.

guulato [m.dh] (-ooyin, m.l)
Naag aan sarriig lahayn oo martidu ku soo dhiirran aqalkeeda.

il-adkow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax dhiirran oo aan gabbasho aqoon noqosho (qof).

kelya-adag [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dkaa, -dkayd)
Wax dhiirran ahaansho.

mamman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax mammay ahaansho. 2. Wax, wax ku dhiirran ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version