Site icon Qaamuus

ereyga

Dhiirri

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cabsi la'aan; geesinnimo.

Dhiirri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Hadal cid lagu geesinnimo gelid si ay ku tallaabsato fal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhiirri

bal | dhiirrigeli | dhiirriggelin | dhiirriggelis | dhiirrin | geesiggeli |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version