Dhikil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (-lo, m.l) Haruub yar oo caanaha lagu maalo. 2. Nooc cawska ka mid ah.
Dhikil
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)Dhiil yar oo carruurta caanaha loogu shubo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhikil ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg