dhilan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)1. Miro qoloftii iyo diirkii laga qaaday noqosho. 2. Diriqii laga bixiyey noqosho (caw, xaskul iwm). 3. Timo la qurxiyey noqosho. 4. Luumo galley, haruur iwm wax la siibay noqosho si aanay isu gubin.
dhilan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)1. Miro qoloftii iyo diirkii laga qaaday ahaansho. 2. Diriqii laga bixiyey ahaansho (caw, xaskul iwm). 3. Timo la qurxiyey ahaansho. 4. Luumo galley, haruur iwm wax la siibay ahaansho si aanay isu gubin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhilan ↴
dhildhilan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
Wax la dhildhilay noqosho.
dhilmid [m.f.dh]
eeg dhilan¹.
dhilnaan [m.f.dh]
eeg dhilan². ld dhilnaansho.
kalkoon [m.dh]
Miro yicibeed oo dhilan.
kalmoon [m.dh]
Miro yicibeed oo dhilan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg