Site icon Qaamuus

ereyga

Dhillo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Naag jirkeeda ka ganacsata. 2. Dalagga digirta, meseggada, galleyda marka ay laba dhegood ka yihiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhillo

cawameer | dhilloobid | dhillow | kurkurray | qaxaabad | sharmuuto | walaabi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version