Site icon Qaamuus

ereyga

dhimbil
(m.dh) (-lo, m.l)

1. Dhulux yar oo nool (dab leh). 2. Raydabka mirihiisa curadka ah. ld dhimbiil.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhimbil

biligbilig [m.dh]
1. Dhimbilayn. 2. Babbinta.

dhimbiil [m.dh]
ld dhimbil.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version