Site icon Qaamuus

ereyga

dhimmanow
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-naaday, -naatay)

Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin noqosho. ld dhinnow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhimmanow

dhimmanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg dhimmanow. ld dhimmanaan.

dhinnow [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-naaday, -naatay)
ld dhimmanow.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version