Dhinacyee
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)1. Wax socda hal dhan ka marid. 2. Ra'yigiisa bedbeddelid (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhinacyee ↴
dhinacyayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg