Dhisiq
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-qyo, m.dh)Geed weyn, sal balaran, caleemo yaryar, qori adag, har yar leh oo kooraha, fandhaalada iwm laga qoro. ld bisiq, dhosoq.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhisiq ↴
bisiq | dhosoq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg