Dhogof
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:Weel yar oo godan oo wax lagu dhurto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhogof ↴
dhogofsasho | dhogofsi | dhogofso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg