Dholol
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-olay, -oshay)Ku dh.: arrin horay si faahfaahsan looga hadlay ku celcelin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dholol ↴
dhololid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg