Site icon Qaamuus

ereyga

Dhoobammiir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Wax biyaha dhoobada lagaga miiro.

Dhoobammiir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Dhoobo ka miirid (biyo).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoobammiir

dhoobammiirad | dhoobammiirasho | dhoobammiirid | dhoobammiiro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version