Site icon Qaamuus

ereyga

dhooban
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bmay, -bantay; -bmi)

1. Wax badan oo meel isugu urursan noqosho. 2. Wax salaaxmay noqosho (guri, xafiis iwm). 3. Wax waabaayo marsantahay noqosho (fallaar, gammuun iwm).

dhooban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)

1. Wax badan oo meel ku urursan ahaansho. 2. Wax salaaxan ahaansho (guri, xafiis iwm). 3. Wax waabaayo marsantahay ahaansho (fallaar, gammuun iwm).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhooban

dhoobmid [m.f.dh]
eeg dhooban¹.

dhoobnaan [m.f.dh]
eeg dhooban². ld dhoobnaansho.

maliiqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
1. Caw dun iwm wax la maleegay ahaansho. 2. Wax aan la tarraxin ahaansho. 3. Ku m.: wax dhoobo dufan iwm ku dhoobantahay ahaansho (qof).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version