Site icon Qaamuus

ereyga

Dhoocil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Rati weyn; xaas-walwaal.

Dhoocil

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)

1. Gabar aan weli qaangaarin; foodley. 2. Naag aad u buuran.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoocil

dhoocilnimo | foodley |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version