Site icon Qaamuus

ereyga

dhooddi
(m.dh)

Dhul ciiddiisu dibir tahay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhooddi

bakool [m.l]
1. ld bakaal. 2. Dhul carradiisu dibir ama dhooddi tahay; dhul carrocad ah.

daran [m.dh]
Geed yar, jaadad badan oo dhooddida iyo dibirka ka baxa oo dhanaan, geelu ku jeelbaxo leh.

dibir [m.l]
Dhul ciid adag, dhano ah oo aan geedo badan lahayn; dhooddi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version