Dhoofi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Qof dal kale u dirid. 2. Badeeco dal kale u iibgeyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoofi ↴
tacabbir | badxir | barimarsi | dabacadde | dhoof | dhoofid | dhoofin | dhoofis | dhoofiye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg