dhoofso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Badeeco dal kale u iibgeysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhoofso ↴
dhoofsasho [m.f.dh]
eeg dhoofso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg