Site icon Qaamuus

ereyga

dhoolaal
(m.l)

Dh. ah: orgi ama dibi doolaalo tagay.

dhoolaal
(m.dh)

Doolaalada orgiga ama dibigu sameeyaan.

dhoolaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aalay, -aashay)

Orgi ama dibi doolaalo tegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhoolaal

dhoolaalid [m.f.dh]
eeg dhoolaal³.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version