Dhoolbir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Qosol yar oo ilka caddays ah; dhoolla caddeys. 2. ld dhoolbirid.
Dhoolbir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Qosol yar ilkuhu muuqdaan qoslid; muusood; muusadbid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhoolbir ↴
dhoolbirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg