Site icon Qaamuus

ereyga

Dhooldillaac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qosol yar oo ilka caddays ah; dhoolla caddeys. 2. ld dhooldillaacid.

Dhooldillaac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Qosol ilka caddeyn ah qoslid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhooldillaac

dhooldillaacid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version