Site icon Qaamuus

ereyga

dhoqor
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-rro, m.dh)

Meesha godan ee biyuhu isugu soo ururaan marka roobku da'o ee beertii ka baxda qurunto.

dhoqor
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-rtay, -ratay)

Qare, bocor, iwm god yar u yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhoqor

baar [m.l]
1. Fiidda sare ee geed ama timo iwm. 2. Dhoqor dhaadheer ah oo ka baxda kuruska geela dushiisa. 3. Ciyaarta daba-ka-eriga, hal mar oo turubka la qeybiyo laguna ciyaaro. 4. Isha baalkeeda. 5. (-rar, m.l) Meel lagu iibsho cabitaanka iyo cunto fudud.

dhoqran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qare, bocor, iwm wax dhoqor loo yeelay ahaansho.

dhoqrid [m.f.dh]
eeg dhoqor².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version