Site icon Qaamuus

ereyga

dhufad
(m.l)

ld dhifasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhufad

carrabkudhufad [m.l]
ld carrabkudhufasho.

dhifad [m.l]
1. Si kedis ah oo xoog badan wax u jiidid. 2. ld dhifasho. ld dhufad.

dhifasho [m.f.dh]
eeg dhifo. ld dhifad, dhufad, dhufasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version