dhufays
(m.l) (-syo, m.l)Hog dhulka laga jeexo oo askaruhu waqtiga dagaalka xabbadda kaga gabbadaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhufays ↴
nishaab [m.l] (-byo, m.dh)
1. Aqoonta toogashada yoolka. 2. Daldaloollada loo yeelo dhufaysyada si cadowga looga ilaaliyo. ld niishaab¹.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg