Site icon Qaamuus

ereyga

Dhufsane

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ayaal, m.l/dh)

1. (xis.) Tiro ama tibaax la mid ah taranka tiro ama tibaax la isa siiyey iyo tiro ama tibaax kale. Tus. “6 waa dhufsane 2”. 2. Tiro ama tibax isirkeedu yahay tiro la isa siiyay ama tibaax. Tus. “26 waa dhufsane 13”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhufsane

xagal janjeedh | dhufsane ay wadaagaan | dhufsane-yaraha ay wadaagaan | hooseeye ay wadaagaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version