dhug
(m.dh)1. Maan; caqli. 2. (sh.r) Cod lagu muujiyo shalaqa. 3. Nishaab fiican. 4. ld dhugato.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhug ↴
balacso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -salay)
Daymoo; dhugo; milicso; ilkuxad.
dhaafsan [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
1. Meel, wax meel kale ka shisheeya ahaansho. 2. Is dh.: qof dhuglaawe ah ama maahsan ahaansho.
dhaqtamid [m.f.dh]
ld dhaqtan¹ (2), dhugtamid.
dhaqtan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Tartanka meel la dhaqaysanayo lagu tartamo. 2. ld dhaqtamid. ld dhugtan¹.
dhaqtan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Dhaqaysi ku tartamid. ld dhugtan².
dhugad [m.l]
ld dhugasho.
dhugasho [m.f.dh]
eeg dhugo. ld dhugad.
dhugato [m.dh]
Cudur geela sambabbada kaga dhaca oo qufac badan leh. ld dhug (4), dhugmo (3).
dhugatoobid [m.f.dh]
eeg dhugatow.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg