Site icon Qaamuus

ereyga

dhugdhugle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Gaadiid yar oo laba shaag iyo matoor leh oo hal qof ama laba qaadi kara. ld dhugdhugley.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhugdhugle

dhugdhugley [m.dh]
ld dhugdhugle.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version